
Waxaa loogu bushaaraynayaa bulsho wayta soomaaliyeed meel kasta oo ay dunida ka joogaan iyo daafaha caalamka inuu udiyaariyay machadka duru alquraan duruus casriyeeysan oo laguugu dhigi doono online markasta iyo meelkasta oo aad joogtid xitaa hadaad safar gasho wuu kula soconayaa hadaba hadaan kuu sharxo xiisadaha ama casharada laguu dhigi doono hadii allaha yidhaahdo waa sidan soo socota waxaa la guu dhigi doonaa...
Darul Quran Reading is an online Quran Academy to teach the students of any age, any country and anywhere in the world. We welcome the parents who are woried about Islamic education of their children especially from western countries to come and equip their children with the divine knowledge.
Macahdka daarulQuraan waa Shabakad aad ka baran karto cilmiga diinta adiga oo jooga gurigaaga xafiiskaga, waxna ka dhigan karo caruur iyo waayeelba.Machadkan daarulquraan Quran waa machad ka howl gala guud ahaanba Caalamka oo dhan meel kasta oo ay joogaan ama ku nool yihiin Soomaalidu.
Faahfaahinta Machadka:-
Machadkan waa maqal iyo muuqaal toos ah iyada oo la adeegsanayo Internetka
Hadaad rabto in aad is qorto Machadka ama aad tijaabisid waxaad u baahantahay:

Iyo casharada uu ku barayo wuxuu sidoo kale khibrad iyo waayo argnimo u leeyahay sida dadka wax loo fahansiiyo waa macalin tarbiyad iyo akhlaaqad leh ma raacaysid gaadiid lugna hadalkeedba daa kharashna kaa bixi maayo..

Fadlan wakhtiga xiisadaha ha la ilaaliyo
Haddii aay hawli kula soo daristo ama wax kale kugu yimaadaan usoo sheeg mamulka
Waa in arday kastaa yar iyo waynba soo xifdiyaa casharka loo diray
Waa in waalidku ag joogaa ardayga inta casharka loo dhigayo haddii wax cudur daar ahi jirin